Ronaldo Oo Markii 4aad Noqdey Ciyaar-yahanka Ugu Fiican Dunida
Sheeko:Dalka

Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta FIFA ee ciyaar-yahankii ugu wanaagsanaa 2016-kii.
Ronaldo oo la filayey guushiisa waxaa uu ka adkaadey Xiddiga kala ah: Lionel Messi iyo Griezmann oo u kala ciyaaraa Barcelona iyo Atletico Marid.
Sanad wanaagsan ayeey u ahayd Ronaldo sanadkii dhamaaday, wuxuuna kooxdiisa ku hogaamiyay Champions League isaga oo sidoo kale Euro u qaaday xulkiisa Portugal.
Faahfaahinta: kala soco: http://goolfm.net/