Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.
Doorashada guddoomiye ku-xigeenka 1aad waxaa laga adkaadey Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqadir, natiijadana waxaa lagu dhawaaqi doonaa goordhaw.
Natiijada kala soco, Goobjoog News