Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Mahad cabdalla Cawad oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya, waana markii 2aad uu jagadaasi qabto.
Doorashada guddoomiye ku-xigeenka 1aad waxaa laga adkaadey Xildhibaan Cabdiqadir Sheekh Cali Baqdaadi.
Goobjoog News