U bood dhigaalka

Akhriso Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Jannaayo 25, 2017

Waxaa hadda Goobjoog News soo gaarey jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkan kadib dhowr mar uu jadwalka horey uga dhacey

Hadaba halkan ka akhriso Jadwalka Doorashada:

January 28-29, 2017:  Waxaa dhacaya registration-ka ama diiwaangelinta murashaxiinta.

January 31, 2017: Murashaxiinta Dood Wadaag

February 1, 2017: Fasax

February 2-5, 2017:  Hadaljeedinta murashaxiinta madaxweynaha

February 6-7 , 2017: Isdiyaarin

February 8, 2017: Waxaa ay Soomaaliya yeelan doontaa madaxweyne cusub

Goobjoog News