U bood dhigaalka

Hirshabeelle Oo Yeelatay 52 Wasiir, 3 Keliya Ayaa Haween Ah

Febraayo 20, 2017

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw ku dhaaqay golihiisa wasiirada, golaha ayaa ka kooban ilaa 52 wasiir oo isugu jira 23 wasiir, 23 wasiir ku xigeen iyo 6 wasiiru dowle.

Liiska wasiirrada, waxaa laga dheehan karaa labo arrin:

Tirada Wasiirrada oo aad u badan, maamul-ka dhaqaalihiisu aadka u liito ee Hirshabeelle.

Tiradaas waxaa ku jira haween aad u yar, tusaale ahaan wasiirrada waxaa ku jirta hal(1) haween, wasiir ku xigeennada 2 haween ah halka wasiiru dowlayaasha aanay ku jirin wax gabar ah.

Magacyada Halkan ka akhriso:

1 2 3 4

Goobjoog News