U bood dhigaalka

AKHRISO: Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyey Heshiiska Imaaraadka Iyo Somaliland

Sheeko:War

Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay heshiiska dekadda Berbera ee Imaaraadka iyo Somaliland.

Waxa ay sheegeen in heshiiskaas uu khatar ku yahay siyaasadda, madaxbannaanida iyo qarannimda Soomaaliya.
Hoos ka akhriso Mooshinka
2 1