Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In Al-shabaab Dagaal Looga Saaro Sh/hoose Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo manta saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa ugu horreyn waxa uu ka hadlay dagaallo habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanno ka tirsan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maryan Oo Ku Baaqday In La Xoojiyo Gurmadka Abaaraha Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay gaaray wafdi ballaaran oo ay hoggaamineyso wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Drs. Maryan Qaasim Axmed halkaasi oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Ciidamada Somaliland Iyo Dhallinyaro Hubeysan Oo Laga Soo Sheegayo Laascaanood Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamo ka tirsan Somaliland iyo dhallinyaro hubeysan oo deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 20 Carruur Ah Oo Cudurka Jadeecada Ugu Geeriyoodey Sh/dhexe In ka badan 20 Carruur ah ayaa lagu soo waramayaa in cudurka Jadeecada ay ugu geeriyoodeen Tuulada Maandheere ee gobolka Shabellaha Dhexe. Gudoomiyaha Tuuladaasi Saalax Maxamed Cali oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Taabit Oo Shacabka Ugu Baaqay Ka Qeybgalka Ololaha Dalkaaga Wax u Qabso Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iney u istaagaan ka qeybqaadasha Ololaha dalkaaga wax u qabso, kaasi oo lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre: Shacabka Haddii Uu Annaga Naga Shakiyo Amniga Ma Sugi Karno Ra’iisul wasaarah xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kula dardaarmay ciidamada isku dhafka ah ee loogu talogalay xasilinta magaalada Muqdisho iney la shaqeeyaan shacabka oo ay ilaaliyaan xuquuqda shacabka. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Lagu La Yahay Badda u Dhaxeysa Liibiya Iyo Talyaaniga Doon ay la socdeen Tahriibayaal ayaa lagu soo waramayaa in lagu la yahay badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga, waxaana saarnaa doonidaasi dad tiro ahaan gaarayey 100 qof. Sarkaal u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siilaanyo Iyo Galeyr Oo Ku Kulmay Hargeysa Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa ku kulmay magaalada Hargeysa ee xarunta gobolka Waqooyi Galbeed, halkaasi oo ay uga wada hadleen arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaanka Laanta Buur ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciyaartoy La Weeraray Iyo Macalin Tababare Ah Oo Geeriyooday Gaari ay la socdeen ciyaartoy Soomaaliyeed ayaa lagu weeraray xalay deegaanka calamada ee degmada Afgooye, sidaasi waxaa qortay SONNA. Masu’uuliyiin ka tirsan Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa Wakaalada SONNA u…