Maraykanka Oo Sheegay In Khasaare Kasoo Gaaray Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka ayaa qiratay in khasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu kasoo gaaray weerar khamiistii ciidankoodu ay ka fuliyeen Shabeellaha Hoose. Milatariga Mareykanka ayaa sheegaya in mid ka mid ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Jubbaland Ku Wareejisey Dad Xoog Lagu Haystay Dowladda Kenya ayaa maamuka Jubbaland waxay ku warejisay 47 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo ay si xoog ah ku haysteen dad la sheegay iney doonayeen in dadkaasi ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Xoojinaya Duqeynta Ka Dhanka Ah Al-shabaab Dowladda Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday iney sare u qaadi doonto duqeynta ka dhanka ah Al-shabaab ee ay Soomaaliya ka fuliyaan. Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Maraykanka islamarkaana magaciisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo habeen kahor duqeyn culus ka geystay deegaanno kamid ah gobolka Shabella Hoose, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Goob joogayaal ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo u Diyaargarowday Shirka London Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey diyaar garowga shirka London oo 11ka May ka dhacaya dalkaas UK, gaar ahaan Lancaster House ee caasimada London. Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Dalka Mauritania Oo Geeriyooday Waxaa geeriyooday madaxweynihii hore ee dalka Mauritania Cali Walad Maxamed oo ahaa 64 sano jira, madaxweynaha ayaa isataagay wadnaha ka dibna sidaasi ayuu ku dhnitay sida ay sheegtay wakaaladda wararka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ereyga “Waan Kaa Shakinay” Oo Ilaalada Gaarka Ah Dad Badan Ku Dileen, Wasiirka Ayaa Ugu Dambeeyay Qof walba oo uu dareenkiisu wali noolyahay waxaa uu ka gilgishay dilka gardarada ah ee loo geystay Wasiir Cabbaas Siraaje, kaliya maaha in uu ahaa nin dhalinyara ah, karti iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Digreeto Rasmi Ah Ku Ceyriyay Hanti Dhowraha Guud Ee Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu saaray xeer madaxweyne oo uu ku aqbalay xilka qaadista hanti-dhowraha ee golaha wasiirrada. Dr. Faarax Nuur ayey khamiistii xilka ka qaadeen golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ceel-Buur Oo Goobjoog Uga Warramay Qorshe Looga Saarayo Al-shabaab Maamullka degmada Ceel-Buur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay wadaan qorshe iyo hawlgal ka dhan ah xarakada Al-shabaab ee ku sugan degmadaasi, si gacantooda looga bixiyo. Gudoomiayaha Dibad joog ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Guddi U Saaraya Webiyada, Adis Ababa 500 Oo Deeq Waxbarasho Ayey Soo Dhiibtay Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar oo golaha wasiirrada warbixin ka siiyay safarkii madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee Itoobiya ayaa sheegay in labada dhinac ay gaareen heshiisyo dhowr…