Shir Looga Hadlayo Is Dhexmarka Dalalka Afrika Oo Ka Furmay Rwanda Sheeko:Dalka Waxaa magaalada Kigaali ee Caasimada Rwanda ka furmay Wajiga labaad ee Shirka dhamaystirka Hab-maamuuska Qabyo qoraalka isku socodka xorta ah ee Dadyoowga Africa(free movement of person in Africa). Shirkan ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Diray Hambalyo Ku Aadan Bisha Ramadan Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan bilasha bisha Barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha Ramadan, wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Shaacisay In Berri Kow Tahay Bisha Ramadan Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ayaa shaaca ka qaadday in maalinta berri ah (Sabti) ay tahay Kowda bisha Barakeysan ee Ramadan. Xoghayaha joogtada ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare oo Laashay 8 kamid ah 11-kii Kursi ee Horey U Laaleen Guddiga Xalinta Khilaafadka Dacwo socotay in kabadan 5 bilood ayay Maxkamadda Sare ee Dalka waxay 16 May 2017 baabisay go’aankii Madasha Qaranka iyo Guddigii Doorashada Federaalka ee lagu fasaxay 8 kursi oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:War AKHRISO: Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyey Heshiiska Imaaraadka Iyo Somaliland Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay heshiiska dekadda Berbera ee Imaaraadka iyo Somaliland. Waxa ay sheegeen in heshiiskaas uu khatar ku yahay siyaasadda, madaxbannaanida iyo qarannimda Soomaaliya. Hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay AMISOM u Xireen Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Jalalaqsi? Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyey xarigga ay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti u geysteen guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee degmadaasi. Guddoomiyaha Jalalaqsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenka Ceelwaaq Oo La Dhaacay Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in la dhaawacay guddoomiye ku xigeenkii degmadaasi Sahal Macalin Aadan, waxaana dhaawacay askari isaga ilaalinayey. Dhaawaca guddoomiye ku xigeenka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Wadda Qorshe Lagu Mideynayo Mushaarka Ciidanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Dawladdu ay ka shaqeynayso sidii loo mideyn lahaa mushaaraadka Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed oo hadda qeybo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Aaladda Instagram-ka Oo La Sheegay Inay U Daran Tahay Caafimaadka Maskaxda Dhallinyarada Qiimeyn laga sameeyay dalka Britain ayaa lagu sheegay in aaladda Instagram loo aqoonsaday inay tahay tan ugu daran ee saameynta ku yeelata maskaxda da`yarta marka loo eego aaladaha kale ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Faa’idooyin Caafimaad Oo Laga Helo Qolofka Liinta In badan oo dadka ka tirsan ma oga faa’idooyinka waaweyn ee caafimaad iyo midda quruxeed ee liintu ay leedahay, waxaa taa kasii daran in qolofkeeda oo dadbadani ay iska tuuraan…