Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Madaxtooyada Masar Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan ku sugan madaxtooyada Masar halkaasi oo soo dhaweyn heer sare loogu sameeyay. Madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi ayaa soo dhaweeyay Farmaajo, waxaa loo tumay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Ogolaatay Shaqo Ka Ceyrinta Cali Cosoble Qoraal uu soo saarey wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka ah Cabdi Faarax Saciid(Juxa) ayey dowladda federaalka ah ku ogolaatay go’aanka baarlamaanka Hirshabeelle ka gaareen madaxweynahii hore Cali Cosoble. Dowladda waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Qabatinka SmartPhone-ka oo Keena Nymphophobia oo ah Mushkilad Dunida oo Dhan Ku Faafaysa In badan oo inaga mid ah marka mobilkooda Smart ka ah ay waayaan amaba uu ka lumo waxay dareemaan cidlo iyo walwal dheeri ah, iyadoo dadka qaar uu ka gaaro…
3 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya Oo Liiska Ka Gashay Wadamada Ugu Shaah Cabista Badan Dunida Maalin kasta sadex bilyan koob oo shaah ah ayaa dunida laga cabaa, shaaha waa mid ka mid ah waxyaabaha loogu cabista badan yahay aduunyada marka laga yimaado biyaha caadiga ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Tunis: Madaxweyne Sibsi Oo Simmaya Dhaxalka Ragga & Haweenka, Akhriso Xusuusta Soomaaliya Madaxweynaha Tunis Baaji Qaa’id Sibsi ayaa todobaadkii hore dalbaday in isbadal lagu sameeyo sharciyada dalkaasi gaar ahaan dhaxalka iyo guurka, isaga oo soo jeediyay in la simmo dhaxalka raga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Cali Khaliif Oo Reer Khaatumo Kala Hadlay Dagaallada Soo Noqnoqday Madaxweynaha maamulka Khaatumo, Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dagaallada kusoo noqnoday deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo, gaar ahaan degmada Buuhoodle. Waxa uu sheegay in hubkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Lagu Xirey Jasiiradda Malta Ciidamada Booliiska Jasiiradda Malta ayaa lagu soo waramayaa iney Xireen Labo nin oo Soomaali ah, kuwaasi oo ku edeysan iney dambi ka galeen dalkaasi. Howlgal ay ciidankaan sameeyeen ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo u Ambabaxay Masar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa saakay oo Axad ah waxa uu u ambaxay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Madaxweynaha oo casumaad ka helay dhiggiisa dalkaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Ciirro “Gaas Masalaxaddiisa Gaarka Ah Ayuu La Ciyaarayaa” (Dhageyso) Siyaasi Daahir C/qaadir Muuse Ciirro oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland aanu xaq u lahayn inuu ka hadlo masiirka guud ee umadda Soomaaliyeed iyo inuu farogishto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Hirshabelle Ah Oo Sheegay In Xil Ka Qaadistii Cosoble Kadib Ay Qabteen Shaqooyin Badan Xildhibaan Mukhtaar Xasan oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in isbedal shaqo ay sameeyeen wixii ka dambeeyey xil ka qaadistii Cosoble. Waxa uu tilmaamay Xildhibaanka oo…