K/galbeed: Wasiir Sheegay Iney Garab Siin Doonaan Mukhtaar Roobow Sheeko:Dalka Wasiirka amniga maamulka K/galbeed Xasan Xuseen Maxamed ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ka barbar dagaallami doonaan Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo weeraro kala kulmaya Al-shabaab. Wasiirka oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Kala Taabacsan Mukhtaar Roobow Iyo Al-shabaab Oo Isku Horfadhiya Deegaanka Abal, Bakool Wararka ka imaanaya saakay oo Sabti ah deegaanka Abal ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay isku horfadhiyaan ciidamada Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo sidoo kale kuwa Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Soomaalida Ku Nool Nairobi Sidee Ayeey u Arkaan Guusha Kenyatta? Doorashadii ka dhacday dalka Kenya waxaa ku guuleystay Uhuru Kenyatta oo xilkaasi horey u ahaayey. Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa aragti kala duwan ka qabay hannaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo u Direy Uhuru Kenyatta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo mar Labaad dib loo doortay. Madaxwyenaha ayaa yiri “Madaxweyne Kenyatta ma aha saaxiib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guusha Kadib, Uhuru Kenyatta Oo Raila Ugu Baaqay In Ay Wada Shaqeeyaan Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad waxaa uu noqday madaxweynaha Kenya, isaga oo dalkaasi maamuli doona 5ta sano ee soo socota. Kenyatta waxaa uu helay 8,203,290 (54.27%.) halka ninka la tartamaayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Dad Ku Dhintay Labo Tareen Oo Isku Dhacay Ugu yaraan 49 qof ayaa ku dhimatay, halka ay ku dhaawacmeen tobaneeyo kale ka dib markii ay isku dhaceen labo tareen oo siday rakaab sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Gudaha Xabsiga Dhexe, Taliye La Hadlay Goobjoog Qof ismiidaamiyay ayaa goordhaw qarax ka geystan gudaha masjid ku yaallo xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, sidaa waxaa Goobjoog News u xaqiijiyay Taliye ku xigeenka ciidamama Asluubta General Afrax. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Far-Libaax Ku Dhex Maray Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Ciidamo Al-shabaab ah ayaa xalay jidka u galay gaadiid iyo ciidan ay laheyd dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku socday Far Libaax, gobolka Hiiraan, waxaana halkaasi ka dhashay Khasaare.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: UHURU Oo Codadka Ugu Badan Helay Iyo Jubilee Oo Inta Badan Kuraasta Qaatay in ka badan 15 Milyan oo Kenyaan ah ayaa codeeyay doorashada guud ee Kenya, waxaana la filayaa in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo natiijada doorashada madaxtinnimada. Guddoomiyaha Guddiga doorashada (IEBC)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Hogaamiye Kale Laga Dilay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi (Farmajo) ayaa sheehay in la fuliyay howlgal qorsheysan oo ay qaadeen waxa uu ugu yeeray saaxibada Soomaaliya, howlgalkan oo ka dhacay meel ka baxsan Benaadir waxaa …