Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Kaydka Raashinka Ee Ciidanka Soomaaliyeed Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaal (Cirfiid) ayaa galabta booqday xarunta kaydka raashinka ee ciidanka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Xildhibaannada Uga Mahadceliyey Ansixinta Miisaaniyadda 2017 Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle oo maanta ka qayb galay kulankii golaha Shacabka ayaa uga mahadceliyey ansixinta Miisaaniyada qaybta ka hartay sanadka 2017-ka. Wasiirka balanqaaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Yuusuf Cabdulle oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Galmudug Warqad kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug Axmed Yuusuf Cabdulle. Warqaddan oo kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha 15-kii July,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Dowladda Oo 42 Arday Waxbarasho Ugu Qaadeysa Shiinaha Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka Shiinaha ay waxbarasho ugu qaadi doonaan 43 arday oo kamid ah ardaydii ugu sarreysa ee Imtaaxaankii shahaadiga ee dugsiga sare 2016-2017. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) Mudan Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa loo magacaabey Hanti Dhowraha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 3di Agoosto, 2017. Mudane Maxamed ayaa ah aqoon yahan leh in ka badan shan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyad Dhan $260 Milyan Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa dhageystay warbixinta guddiga maaliyadda, taasi oo ugu dambeyntii cod loo qaaday Miisaaniyadda sanadkan 2017-ka, Miisaaniyadda oo aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Ciidanka Mareykanka oo Joojiyay Adeegsiga Drones-kii Ugu Isticmaalka Badnaa Saraakiisha Sare ee Ciidanka Mareykanka ayaa soo saaray amar lagu joojinayo Saraakiisha adeegisga diyaaradaha Drones-ka ah ee loo adeegsado howlgallada gaarka ah ee ciidamada oo ay sameyso shirkadda SZ DJI…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiyada Aqalka Sare Oo Soo Bandhigay Qorshe Howleedkooda Kulanka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee uu shir guddoomiyey afhayeenka aqalka Mudane Cabdi Xaashi ayaa maanta ka dhacay xaruntooda Muqdisho, waxaa kale oo xaadir ahaa guddoomiye ku…
3 daqiiqo Sheeko:War Jaamacadda SIMAD ayaa Xarunta Dhexe ku qabatay bandhig loogu magac daray Maktabadda Buugta-nool“Human Library”. Bandhigaan oo ahaa kii ugu horeeyay ee abid lagu qabto Geeska Afrika ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxda ugu sareeysa jaamacada SIMAD, arday fara badan oo ka kala socotay Jaamacaddaha…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Bangiga Adduunka Oo Farmaajo Hordhigay 8 Qodob Oo Lagu Kordhin Karo Dhaqaalaha Soomaaliya Bangiga adduunka oo warbixin ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya todobaadkan waxaa uu ka deriyay guud ahaan heerka dhaqaalaha dalka, gaar ahaanna dakhliga xukuumadda iyo siyaasad la’aanta heysata dowladda federaalka ah,…