Goobjoog News waxaa soo gaaray heshiiska la sheegayo in uu Xildhibaan Mahad Salaad la saxiixay dhanka Itoobiya xilligii uu ahaa wasiir dowlaha madaxtooyada.
Heshiiskan oo ka kooban 8 qodob, waxaa uu intiisa badan ka hadlayaa xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaa xusid mudan in aan weli la horkeenin baarlamaanka Soomaaliya.
Akhriso, Heshiiska:
