Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya oo Shaqada Ka Tagaya
Sheeko:Dalka

Sida ay qortay Saxafiyad u shaqeysa Wall Street Journal , Safiirkii Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa la sheegayaa in is-casilayo.
Matina Stevis oo Nairobi fadhigeedu yahay waxaa ay intaasi ku dartay in Stephen Schwartz uu casilaadda gudbiyay September xafiiskana uu baneyn-doono 30-ka November ee sanadkan.