U bood dhigaalka

Akhriso: Ajendaha Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada

Oktoobar 30, 2017

Goobjoog News, ayaa heshay ajendaha shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo si rasmi ah shalay u furmay.

Shirkaan waxaa ka qeybgala madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana qodobada looga hadlayo kamid ah, Amniga, Dastuurka iyo qodobo kale:

Halkaan hoose ka akhriso:

shirjara