Kalfadhiga 40-aad Ee Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Furmaya Sheeko:Dalka Manta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal inuu ka furmo Kalfadhiga 40-aad ee baarlamaanka maamulka Puntland. Guddoomiyeyaasha Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Saakay Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeeysa maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Deegaanka Qob-gaashaan oo ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dab Xalay Ka Kacay Boosaaso Dab xooggan ayaa habeenkii xalay aha wuxuu ka kacay Labo kaalin shidaal, kuwaasi oo ku yaallay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Dabkaan ayaa markii hore ka kacay mid kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : 5600 Oo Ka Tirsan Daacish Waxay Ku Laabteen Wadamadooda Warbixin ay soo saartay xarunta cilmi baarista ee Sofaan oo saldhiggeedu yahay wadanka Mareykanka ayaa waxay sheegtay in waxaan ka yareyn 5600 oo ka tirsan dagaalyahannada ururka Daacish ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Dhiggiisa Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya qaar ka mid ah wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa Magaalada Jabuuti…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Warqad Caddeyneysa In Boqoradda Ingiriiska Aqbashay Safiir Cabdiraxmaan Ceynte Warqad ay heshay Goobjoog News waxaa ay cadeyneysaa in Boqoradda UK Queen Elizabeth II ay aqbashay warqadaha safiirka Soomaaliya ee UK 29-kii June, 2017-kii. Warqaddan ayaa waxaa ay jawaab u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay magaaladaasi, gaar ahaan saldhigga dhexe. Qof isku soo xiray walxaha qarxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Jabuuti Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo safar ku maraya qaar kamid ah dalalka gobolka ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta wadanka Jabuuti. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Ceynte Oo Noqday Agaasimaha Qorsheynta Xafiiska QM Ee Bariga Dhexe Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte ayaa Goobjoog News u sheegay in uu ku biiray xafiiska Qaramada Midoobey ee bariga Dhexe. Mr. Ceynte waxaa uu sidoo kale iska casilay safaaradda Soomaalida ee UK …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Garoowe Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay goor dhow gaareen guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo guddoomiyaha aqalka sare…