Sawirro: Kulan Ku Saabsan Mashriicda Horumarinta iyo Dib u Dhiska Dalka Oo Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee mashruuca Horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya oo ay ka soo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Heshiis La Galay Shirkad Kala Talisa Sharciyada Iyo Tababarka Xarunta aqalka sare, waxaa maanta ku kulmay gudoonka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Max planck foundation ee Soomaaliya, waxaana looga hadlay wada shaqaynta golaha iyo hay’adda Warar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’ad Turki Ah Oo Howlgelisay Dugsiga Sheekh Suufi Lix Sano Kadib Dugsiga sare ee Sheikh Suufi ayaa dib u bilaabay howlihiisa shaqo ka dib muddo 6 sano ah uu hakad ku jiray. Dib-u-howlgalinta Iskuulka aya waxaa gacan ka geystay hay’adda Diyaana…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Rwanda Oo Shacabka Oo Dhan U Sameyneysa Daryeelka Caafimaadka Indhaha Ah Dowladda Rwanda oo noqotay dowladdii ugu horreysay oo Sabool ah dadkeedana u sameysay dhammaan daryeel caafimaad oo dhanka indhaha kuwaasi oo gaaraya tiro ahaan 12 Milyan oo qof. Xukuumadda Rwanda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyo Dalbanaya In Shaqada Laga Joojiyo 5 Sarkaal Oo NISA Ka Tirsan, Cadaaladna Loo Helo Dhibanayaashii Wadajir Xisbiyada Daljir, Wadajir, Kulan iyo Madasha Horusocod waxay si wadajir ah u soo saarayaan War Saxaafadeedkan oo ka soo baxay kulamo wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen, kuna saabsan Garsoorida…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti: Maxaa Kala Socotaa Doorashada Baarlamaaniga Ah Iyo Guud Ahaan Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Saldhigyada? Bishan Febraayo waxaa dalka Djibouti ka dhacaya doorasho baarlamaani ah, axsaab kala duwan ayaa ku tartami-doonta 65 kursi uu golaha ka kooban yahay, waxaana markii ugu horeysay lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo La Kulmaya Xildhibaannada Jubbaland Qaarkood Warar ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu maanta oo Arbaco ah la kulmid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Duleedka B/weyne Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay saq dhexe wuxuu ka dhacay duleedka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Goob joogayaal ayaa Goobjoog News u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Sheegay Iney Bilaabeen Howlgallo Lagu Furayo Waddooyinka Ay Xireen Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay howlgallo waddo furis ah ka bilaabeen deegaannada maamulka Hirshabelle, gaar ahaan waddooyinka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootey Dab Ka Kacay Garoowe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taallay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Goob joogayaal ayaa Goobjoog News u…