Waxaa hadda magaalada Dhuusa-mareeb ka furmay shirka daah-furka dhameystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu-sunna. Shirkan waxaa goobjoog ka ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ergeyga Qaramada midoobey Soomaaliya Michael Keating, madaxweyneyaasha…