Akhriso: Magacyada Guddi Aqalka Sare U Saaray Weerarkii Qeybdiid
Sheeko:Dalka

Golaha aqalka sare oo maanta kulmay ayaa guddi ka kooban shan xibnood waxaa ay u xil saareen weerarkii lagu qaaday guriga Cabdi Xasan Cawaale Qebdiid 30 bishii December ee sanadkii 2017.
Goobjoog News waxaa ay u soo gudbineysaa akhristiyaasheeda magacyada xubnaha guddiga waxaa ayna kala yihiin:
1 . Maxamed Amiin guddoomiye.
2 . Axmed Xaashi Maxamed guddoomiye ku -xigeen.
- Cabdirisaaq Axmed- xubin.
- Cabdullahi Sheekh Cusmaan Fartaag -xubin.
5 . Cabdullahi Cabdi Garruun- xubin.
Goobjoog News