Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, iyada oo la dhigay ciidamada ammaanka, ka hor kulan la filayo in ay yeeshaan Xildhibaannada golaha Shacabka.
Ciidamo is kugu jira Nabad-sugid iyo millatari ayaa la dhigay waddooyinka soo kala xarunta Baarlamaanka .
Dad badan oo lugeynayo ayaad ku arkeysaa waddoyinka Muqdisho, iyaga oo ka walwalsan xaaladda kulanka golaha Shacabaka.
Goobjoog News