NISA oo Taliyeyaal Cusub u Magacawday Hiiraan Iyo B/weyne
Sheeko:Dalka

Qoraal kasoo baxay xafiiska taliyaha NISA ee maamulka Hirshabelle ayaa waxa xilkii looga qaaday taliyahii hay’addan u qaabilsanaa gobolka Hiiraan, waxaana lagu magacaabay sidoo kale taliyaha cusub ee gobolkan iyo sidoo kale kan B/weyne.
Cabdi Maxamed Cali ayaa loo magacaabay taliyha NISA e Hiiraan, halka Colaad C/laahi Cismaan loo magacaabay taliyaha NISA ee magaalada B/weyne.
Halkaan hoose ka kahriso wareegtada:
Goobjoog News