Aqalka Sare Oo Guddi U Magacaabay Fatahaadda B/weyn
Sheeko:Dalka
Golaha Senatorada aqalka sare ayaa guddi u xil saaray arrinta Fatahaadda B/weyn.
Aqalka sare oo maanta kulan yeeshay ayaa waxay uga doodeen sidii loo gaarsiin lahaa B/weyn gargaar degdeg ah kaasi oo ay sheegeen in dadka aysan sugi Karin daah oo ay u baahanyihiin gacan qabasho degdeg ah.
Guddiga lamaga caabay ayaa waxaa uu ka koobanyahay lix xubnood oo kala ah.
1 . Senator Maxamed Xuseen Raage.
2 . Cabdi Axmed Dhuxulow Dhegdheer.
3 . Axmed Macallim Cumar Nadiir.
4 . Muxyadiin Sheekh Cali Jaamac.
- Saciido Xassan Cusmaan.
- Zamzam Ibraahim Cali.
- Cismaan Maxamed Maxamuud Dufle.
8 . Cali Maxamed Jaamac
Goobjoog News