DFS Oo Dhagxaanta Ka Qaadday Jidcadayaasha Muqdisho Qaarkood Sheeko:Dalka Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa saakay waxay ku waabariisteen dhagxaan laga qaaday jidcadayaasha degmooyinka magaalada qaarkood. Waxay dadku aad usoo dhoweeyeen in dowladda federaalka ay dib u furto jidcadayaashan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari: 73 Jir Ku Dhowaad Nus Qarni Shaqaale Dowladeed ahaa Abuukaate Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ayaa la sheegay in uu maanta iska casilay xilkaasi kadib markii cadaadis la saaray, 5tii sano ee ugu dambeysay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Riddey Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Badda Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Isniin ah waxay xukun dil toogasho ah ku riddey Gaashaanle sare C/naasir Xoosh oo ka tirsanaa ciidanka badda Soomaaliyeed. Xoosh ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Duq Cusub u Magacaabay Laascaanood, Sool Madaxweyne ku xigeenka Puntland, ahna ku simaha madaxweynaha, Injineer C/xakiin C/laahi Camey ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu duqa magaalada Laascaanood ugu magacaabay Mukhtaar Maxamed Garaad. Camey ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Jawaari Oo Is Casilay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, guddoomiyahii golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iska casilay xilkii uu hayey. Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka C/weli Muudey ayaa xildhibaanno saakay tagay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Hadashay Lacag Lagu Qabtay Garoonka Aadan Cadde Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay lacag shalay ay ciidamada ammaanka ku qabteen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: waddooyinka Oo U Xirmay mooshinno Iska Soo Horjeeda Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, iyada oo la dhigay ciidamada ammaanka, ka hor kulan la filayo in ay yeeshaan Xildhibaannada golaha Shacabka. Ciidamo is kugu jira Nabad-sugid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Qabanaya Fadhi Degdeg Ah Oo Looga Arrinsanayo Weerarkii Kiimikada Ahaa Ee Lagu Qaaday Doma Washinton ayaa sheegtay in golaha ammaanka uu manta qabanayo kulan degdeg ah oo looga arrinsanayo weerarkii kiimikada ee lagu qaaday magaalada Doma ee bariga Dimishqa. Arrinkan ayaa yimid ka dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax-soosaarka Dalagga Beeraha Oo La Sheegay In Horumarin Lagu Sameynayo Abuurka iyo wax-soosaarka beeraha waxaa ay qeyb kayihiin waxyaabaha ugu waaweyn oo ay ku tiirsanyihiin dadka Soomaaliyeed. Waxaa in muddo ah meesha ka baxay wax-soosaarka dalagga Beeraha iyo Suuqyadii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xowthiyiinta Oo Dilay Ciidamo Suudaaniyiin Ah Xowthiyiinta ayaa sheegay in ay dileen tobanaan askari oo ka tirsan ciidamada Suudaan kuwaasi oo ka barbar dagaallamayey isbaheysiga Carbeed ee uu hogaamiyo Sacuudiga. Xowthiyiinta ayaa sidoo kale sheegay in…