Xildhibaanno: Xildhibaannada Taageersan Xukuumadda Kheyre Hub Ayey Sitaan Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ayaa Goobjoog News u sheegay in Xildhibaannada taageersan xukuumadda Kheyre ay golaha shacabka ka dhex-wadaan fowdo iyo buuq, isla markaana ay qaarkood la yimdeen hub.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xaawo : Qolada Jawaari Hub ayey Meesha la Galeen , Albaabkana waa xirteen Xildhibaannada mooshinka ka wada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa Goobjoog News u sheegay in hal dhinac loo ogolaaday in ay hub la galaan gudaha golaha shacabka. Xildhibaan Xaawo Maxamed Aden oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho? Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxaa ku qulqulaya xildhibaannada golahaasi, iyadoo ammaankana uu yahay mid aad loo adkeeyay. Ciidamada ammaanka ayaa isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho waxay ku reebayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo Oo Eedeysay DFS Maamulka Khaatuma ayaa sheegay in dowladda federaalka ay qaadanayso mas’uuliyadda xiisadda degaanka Tukarraq. Wasiirka arrimaha dibadda Khaatuma Caynaanshe Cabdiraxmaan ayaa sheegay in gobolladaasi ay xukuumadda Soomaaliya dayacday iminkana ay isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo DFS Ugu Baaqay Xallinta Khilaafka Golaha Shacabka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu dhammeeyo khilaafka ka dhex jira xildhibaannada golaha shacabka. Waxa uu sheegay Xaaf, in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka:Xildhibaanno Ajande Kala Duwan Heysto Oo Gudaha U Galay Xarunta. Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka waxaa haatan ku sugan xarunta Xildhibaanno heysto labo Ajande ee kala duwan . Ajandaha koowaad waa Mooshinka ka dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-bashiir Oo Loogu Baaqay In Uu Ka Soo Qeyb-galo Shirmadaxeedka Ururk Jaamacadda Carabta Ee Lagu Qabanayo Riyaadh Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa labo farriimood ka helay boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdicasiis, waxaa ayna ku saabsantahay midda koowaad in uu soo xaadiro shirmadaxeedka ururka Jaamacadda Carabta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyinka Oo Saakay Xiran Ka Hor Kulan Lafilayo In Ay Yeeshaan Xildhibaannada Golaha Shacabka Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, iyada oo la dhigay ciidamada ammaanka, ka hor kulan la filayo in ay yeeshaan Xildhibaannada golaha Shacabka. Ciidamo is kugu jira Nabad-sugid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Iyo Tamiim Oo Ka Wadahadlay La Dagaalanka Argigixisada Iyo Xagjirnimada Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda Al Thaani iyo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isla gorfeeyay xiriirka istiraatiyajeed ee ka dhaxeeya labada dal, iyaga oo sidoo kale ka wadahadlay dadaallada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Sheegay In Shirkadda DP World Aysan Saameyn Kulaheyn Siyaasadda Dalka Shirkadda DP World ayaa mashaariic maalgashi ka waday Dekadda Berbera, hase ahaatee mashaariicdaas waxaa ay sababeen muran u dhaxeeya dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka. Haddaba…