Khudbad Jeedintii Musharraxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Lasoo Gunaanaday Sheeko:Baarlamaanka Maanta ayaa si rasmi ah waxaa loo soo gunaanaday khudbad jeedintii musharraxiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Maanta waxaa hadal lahaa 5 musharrax oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Buur Madow Oo Lagu Xukumay 5 Sano Oo Xabsi Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa waxay Shan sanno oo xabsi ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow). Boqorka ayaa dib isla maantaba loogu celiyay xabsiga kaddib markii dhawaan dammaanad lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Maxkamadeynta Askarigii Diley Xaaskiisa Oo Dib Loo Dhigay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa dib u dhigtey dhageysiga dacwadda C/laahi Asad Ismaaciil oo ku eedeysan inuu xaafadda Calanley ee Kismaayo ku diley xaaskiisa. Guddoomiyaha maxkamadda darajada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xaafadda Soomaalida Ku Badan Tahay Ee Islii, Nairobi Guri ku yaalla xaafadda Islii, magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa inuu ka kacay dab xooggan. Dabkan oo illaa iyo haaatan aan la sheegin waxa sababay inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Amniga Ee Ka Socday Magaalada Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyey shir Hal maalin socday, kaasi oo looga hadlayey amniga guud ee dalka. Shirkan ayaa u dhaxeeyey wasaaradaha amniga DFS, maamul goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo War Kasoo Saartay Heshiis La Sheegay In Lala Galay Shirkad Laga Leeyahay Imaaraadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay heshiis la sheegay in wasaaradda difaaca ay la gashay shirkad lagu magacaabo SKA oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta. War-saxaafadeedkan oo uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Khudbad Jeedinta Musharraxiinta Golaha Shacabka Oo Maanta Ku Eg Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo khudbad jeedinta musharraxiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Waxaa la filayaa in maanta ay khubadahooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Machadka Heritage Cabdirashiid Khaliif Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Xalka Saameynta Xiisadda Khaliijka Ee Soomaaliya Agaasimaha Heritage Cabdirashiid Khaliif oo ka hadlayey Khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in Soomaaliya lagu heysto maxaa dhexdhexaad uga noqotay khilaafka wadamada Khaliijka. Waxaa uu intaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Qaar Ka Mid Ah Hubkii Xerada Gen Gordan Oo Lagu Iibinayo Suuqyada Muqdisho Dadka ka ganacsada hubka ayaa sheegay in 600 oo qori lagana dhacay todobaadkii la soo dhaafay xeradii hore tobabarka ee Imaaraadka Carabta lagu iibinayo Suuqyada magaalada Muqdisho. Saddex qof oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Saadiiq Warfaa Oo Ka Hadlay Dhismaha, Tababarka, Mushaarka Iyo Isdhexgalka Ciidamada Xoogga Dalka Xildhibaan Sadiiq Xirsi Salaad Warfaa oo ah Xoghayaha guud ee guddiga difaaca golaha Shacabka ayaa sheegay in howlaha dib u dhiska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay meel wanaagsan mareyso. Xildhibaan…