Siyaasi Axmed Cali “Dowladda Ayaa Ka Mas’uul Ah Khilaafka Kala Dhaxeeya Puntland” (Dhageyso) Sheeko:Dalka Axmed Cali Salaad oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaannada Puntland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyey iney mas’uul ka tahay khilaaf uu sheegay inuu kala dhaxeeyo Puntland. Waxa uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaafadaha Buuloburde Oo Ku Dhow Iney Kala Xirmaan Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag ay haatan ka jirto degmadaasi oo dhowaan uu ku fatahay wabiga Shabelle. Guddoomiyaha degmadaasi C/raxmaan Daahir Guure ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Gaalkacyo Oo Bilaabay Qorshe Nabad Loogu Wada Noolaanayo Magaaladaasi Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay qorshe nabad loogu wada noolaanayo magaaladaasi, sidoo kalena lagu wacyigelinayo dhallinyarada. Madasha nabadda isdhexgalka bulshada gobolka Mudug oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay howlgallo ballaaran ka wadaan magaalada Muqdisho, kuwaasi oo amniga magaalada lagu sugayo. Waxaa la arkayaa ciidamo aad u badan oo taagan waddooyinka magaalada, kuwaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka La Afur Maxbuus Madaxweynahaaga Oo Laga Hirgaliyey Burco Barnaamij lagu magacaabo Maxbuus la afur Madaxweynahaaga ayaa laga hirgaliyey Magaalada Burco,kaasi oo lagu afurinayo Maxaabiista ku jirta xabsiyada. Daahfurka Barnaamijkaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha wasaaradda Caddaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Uu Saameeyay Roobkii Muqdisho Ka Da’ay Oo Aan Weli Guryahoodii Ku Laaban Barakacyaasha ku nool Xeryaha magaalada Muqdisho waxaa ay galeen habeenno uusan roobka ka kala go’in waxay hooy u noqdeen biyo daad ah oo waxay jiifaan banaaka. Dadkan ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Mid Ah Puntland Oo Laga Cabsi Qabo In Ay Ku Dhuftaan Duufaanno Roob Wato Wararka laga helayo deegaanno ka mid ah Puntland gaar ahaan deegaannada Xeebaha ah ayaa waxaa la sheegayaa in laga cabsi qabo inay ku dhuftaan Roobab dabaylo wato oo duufaanno ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Carabta oo 2 Diyaaradood oo Gargaar Degdeg ah usoo Diray Somaliland Imaaraadka carabta ayaa labo diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah usoo diray Somaliland kuwaasi oo siday gargaar degdeg ah oo loogu talo galay in lagu caawiyo dadka ay Saamaysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Qof watay gaari ay ka buuxaan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Maamul Goboleed Oo Dhaliil u Jeediyey Wasaaradda Howlaha Guud Ee DFS Wasaaradaha Howlaha Guud ee maamul goboleedyada Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa qoraal ay soo saareen waxay kaga digeen sharci ay sheegeen in wasaaradda howlaha guud iyo guryeenta ee xukuumadda…