Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Oo maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho Sheeko:Dalka Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha qaraxan ee dib u eegsita dastuurka, waxaana ka qeybgalay furitaankiisa madaxda DFS iyo dadweyne badan. Guddoomiyaha golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiyaha aqalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Booqasho Rasmi Ah Ugu Ambabaxay Qatar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxay booqasho rasmi ah ugu ambabaxeen magaalada Doxa ee dalka Qatar. Booqashadan ayaa waxay qaadan doontaan Labo maalin, iyadoo madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ku Wajahan Baydhabo Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah ay gaaraan magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka, halkaasi oo lagu wado inuu ka furmo shirka amniga qaranka. Shirkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waa Maxay Danta Ku Jirta Shir Weynaha Qaran Ee Maanta Ka Furmaya Muqdisho? Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweynaha qaran ee dastuurka, iyadoo ay ka qeybgali doonaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka, xubno ka socda beesha caalamka, maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Oo Lagu Wado Inuu Maanta Ka Furmo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweynaha qaran ee dib u eegista Dastuurka, kaasi oo ay ka qeybgali doonaan mas’uuliyiin iyo marti sharaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanka Moqokori Ee Hiiraan Wararka ka imaanaya deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay saakay oo Axad ah howlgallo amni ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa mid mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dib U Eegista Dastuurka Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Midowga Yurub Aqalka sare ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Midowga yurub, kaasi oo qaabilsan arrimaha Dastuurka, wafdigaan ka socday Midowga yurub ayaa ka koobnaa Shan xubnood . Socdaalka Wafdiga ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn Oo Laga Hirgeliyay Doomaha Dhulka Magaalada Beledweyne oo dhowaanahan ay harqiyeen fartahaadaha webiga Shabelle ayaa xiligan waxaa la dareemayaa daadad hor leh, waxaana 24 saac ee lasoo dhaafay lagu la’yahay in kabadan 5 ruux, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Najib Razak Oo Loo Diiday In Uu Dalka Ka Baxo Mas’uuliyiinta waaxda Socdaalka Malaysia ayaa sheegay in ra’iisulwasaarihii hore Najib Razak loo diiday in uu dalka ka baxo. Arrinkan ayaa yimid ka dib markii Najib Razak uu sheegay in isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waalidiin Soomaaliyeed Oo Ka Warbixiyey Dhibaato Caruurtooda Ku Haysata Tanzania.. Baaqna U Diray DFS Waalidiin Soomaaliyeed oo caruurtooda ay ku xiranyihiin dalka Tanzania ayaa ka codsaday dowladda Federaalka Soomaaliya in ay kala hadasho siideynta Ilmahooda Tanzaina. Waxay ay sheegeen waalidiintaa Soomaaliyedd in aysan arkin…