Libya: Doorashooyinka Madaxtinnimo Iyo Kuwa Baarlamaaniga Ah Oo Laqabanayo Bisha December Sheeko:Dalka Dhinacyada Libya ee tartamaya ayaa ku heshiiyey in la qabto doorashooyinka madaxtinimo iyo midda Baarlamaaniga ah bisha December ee soo socota. Sida ay ku soo saareen war-murtiyeed afar wafuud ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Telefishinka Somnews Oo Beeniyey In Laga Mamnuucay Deegaannada Somaliland Agaasimaha telefishanka SOMNEWS Xayaad Naaleeye ayaa waxay sheegtay in aanay jirin warqad ama qoraal kasoo gaadhay wasaaradda warfaafinta Soamliland taasi oo lagu amrayo inay shaqada joojiyaan. Xayaad Naaleeye waxa kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dilal Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Hal Askari ayaa ku dhaawacmay Bambo lagu Tuuray Isgoyska Baar-ubax, lama sheegin in la qabtay kooxdii Falkaas geysatay. Dhacdada Askarigu ku dhaawacmay ayaa Jugteeda si xooggan looga maqlay xaafado ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Shaqaale Sri Lanka U Dhashay Oo La Musaafurinayo Dawladda Sri Lanka ayaa sheegtay in 12 shaqaale oo Qaxooti ahaa una dhashay dalkaas islamarkaana ku sugnaa Magaalada Hargeysa dib loogu celinayo dalkooda. Arrintan ayaa timid kaddib markii Shaqaalaha u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare oo La Dhaariyay Waxaa maanta xilka loo dhaariyay Baashe Yuusuf Axmed oo axaddii uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay xilka guddoomiyaha maxkamadda sare. Baashe ayaa la magacaabay kadib markii cabasho laga keenay Ibrahim iidle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Ayaa ka Mamnuucday Deegaannadeeda In Ay ka Shaqeeyaan Telefishinnada SBS Iyo Somnews Somaliland ayaa ka mamnuucday in ay ka howlgalaan deegaannadeeda Telefishinnada SBS iyo Somnews Qoraal ay baahisay wakaaladda wararka ee SOLNA oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa lagu yidhi. “Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Sida Ay U Shaqeeyaan Maxkamadaha Maamulka K/galbeed Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee K/galbeed Axmed Cali Muuse ayaa ka hadlay sida ay u shaqeeyaan Maxkamadaha maamulkaasi. Guddoomiye Axmed Cali Muuse oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhibaatada Ay Geysato Korontada Xilliyada Roobka Korontada oo aad muhiim u ah bani’aadankana aysan ka marmaamin ayaa geysata dhaibaatooyin badan oo iskugu jira Naf iyo maalba. Soomaaliya xilliyada roobka waxay ku yeelataa Korontada saameyn aan wanaagsaneyn…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 4 Calaamadood Oo Muujineysa In Computer-ka Lagaa Jabsaday Horumarka ballaaran ee laga gaaray internet-ka, waxaa barbar socda hackers-ka tuugo ah oo aaladaha jabsada, waxey la jaanqaadaan horumarka teknolojiyada, waxey u dan leeyihiin ayaa ah xogtaada gaar ah iyo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow Xasaradaha Ka Jira 5ta Dowlad Goboleed Ee Federaalka Ah Meelo badan oo dalka ah waxaa ka jira xasarado kala duwan, kuwaas oo saameyn ku leh nolosha dadka iyo dalka, caqabadna ku ah horumarka iyo dowladnimada la hiigsanayo. Goobjoog News…