Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Oo Sheegay In Gargaar Geynayaan B/weyne Sheeko:Dalka Guddiga gurmadka qaran ee fatahaadaha ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horreeyey, waxaana ay ka hadleen sidii loogu gurman lahaa shacabka ay dhibaatada kasoo gaartay fatahaadda Wabiga Shabelle. Ra’iisul wasaare ku… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kadib Guusha Mursal, Akhriso Qorshaha Hortabinta Golaha Shacabka Iyo Shaqada Laga Sugayo Golaha shacabka ee baarlamaanka 10aad waxaa uu isniintii guddoomiye u doortay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, arrintan oo soo af-jareysa khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeyay golaha iyo xukuumadda kaas oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Shaqaalaha Oo Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 1-da May 2018 ayaa guud ahaan dunida waxaa looga dabaaldegayaa maalinta shaqaalaha. Meello ka mid ah dalka ayaa la filayaa in lagu qabto munaasabado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Dhimatay Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa waxay sheegayaan in Saddex qof ay ku dhimatay daad ka dhashay roob saacadihii ugu dambeeyay ka da’ay magaaladaasi. C/laahi Fadal Iimaan, taliyaha ciidanka Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: 200 Booliis Ah Oo Tababar Loo Furay (Dhageyso) Maamulka Hirshabelle ayaa tababar u furay 200 ciidan Booliis ah, kuwaasi oo ka mid noqonaya maamulkaasi, waxaana tababarkan uu ka furmay magaalada Jowhar. Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle, Cali Guudlaawe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Shariif Cabdalla Oo Sheegay In Si Caddaalad Ah Ay Ku Dhacday Doorashadii Golaha Shacabka Xildhibaan Shariif Cabdalla oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kana mid ahaa musharraxiintii shalay u tartmay guddoomiyaha golaha shacabka ayaa sheegay in doorashadaasi ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweynaha Oo Sheegay In Dedeg Wax Loogu Qaban Doono Dadkii Ka Barakacay B/weyne Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dowladda ay degdeg wax ugu qaban doonto shacabka ka barakacay magaalada B/weyne, kadib markii uu magaaladaasi ku fatahay Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Iyo Macron Oo Kawadahadlay Arrimaha Suuriya Iyo Iran Madaxweynaha Mareykana Donald Trump iyo dhiggiisa Faransiiska Macron ayaa kawada hadlay arrimihii ugu dambeeyay eek u saabsan Suuriya iyo Iran. Arrnkan ayaa yimid ka dib markii labada madaxweyne oo ku…