U bood dhigaalka

Somaliland: Bangiga Dhexe Oo Xeer Ka Soo Saarey Lacago Badan Oo Soo Gala Ama Lala Baxo

Sheeko:Dalka

Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa soo rogay xeer cusub oo lagu xoojinayo siyaasadda la socodka xaddiga lacagta soo galaya ama ka baxa Somaliland.

Shakhsiyaadka iyo shirkadaha waxaa la faray in haddii lacag dhan ($10,000) ama u dhiganta lala baxayo ama la dhiganayo, inay caddeeyaan laxagta ay sitaan iyaga oo buuxinaya foomka cadeynta oo diyaar ku ah madaarka iyo xuduudaha dalka.

Sii Akhri…