U bood dhigaalka

7 Qof Oo Ku Dhimatay Weerar ka Dhacay Nigeria

Sheeko:Dalka

Mas’uuliyiin Nigerian ah ayaa sheegay Maanta Oo Isniin ah in 7 qof ay dhimatay, halka 7 kalana ay soo gaartay waxyeello ka dib markii weerar ismiidaamin ah lala beegsaday gudaha Masjid ku yaalla magaalada Kendo ee waqooyi bari dalka.

Dameylo Damata oo ah madaxa gurmadka in 14 qof oo waxyeello ay ka soo gaartay qaraxa ay uqaadeen xarumaha caafimaad ee Magaalada .

Weerarka ayaa yimid ka dib markii la xiray 23 qof oo hubeysan iyo hoggaamiye ka tirsan ururka Boko Haram.

Goobjoog News