Waare Oo Heshiis La Gaaray Villa Somalia
Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay inuu heshiis la galay dowladda Federaalka, kaddib wada hadalo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho.
Maxamed Cabdi Waare oo hadal jeediyey waxaa uu yiri “Waxaan rajeynayaa dowladda inay ka miro dhaliso wada hadalladaas, dhibaatooyinka aan sheegnana wax nagala qabtaan” waxaa uu intaasi raaciyey inuu ballanta uga baxay dowlad goboleedyada kale, muujiyana niyad wanaag.
Haddaba, Halkan Ka Akhris, Qoraalka Ka soo baxay