Yuusuf Dabageed “Hiiraan Anigaa Xukuma, Gacan Dhaaf Ma Jiro” Sheeko:Dalka Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in ay dhammaatay waqtigii madaxda Hirshabelle ogaal la’aan ku kala bedali jireen mas’uuliyiinta degmooyinka maamulkaasi. Wuxuu sheegay Dabageed in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ka Mid Ah Hiiraan Ciidamada xoogga dalka oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay saakay howlgallo ballaaran ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaannadii ay shalay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Siyaasi Cabdi Barre Oo Si Kulul U Dhaliilay Villa Somalia Xildhibaan hore ayaa sheegay in madaxda Villa Somalia ay qaadanayso masuuliyadda dagaalka siyaasadeed ee maamullada kala dhaxeeya. Siyaasi Cabdi Barre Jabriil oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa wax ka weydiinay…