Sawirro: Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Itoobiya iyo Eritrea oo Muqdisho Soo gaaray Sheeko:Dalka Waxaa goordhow garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaartay wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka jaarka nala ah ee Itoobiya iyo Eritrea. Dr Workneh Gebeyehu oo Itoobiya ka socda iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka: 60 Al-shabaab Ah Ayaan Ku Dilnay Xarardheere Duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay u geysteen Al-shabaab ayaa waxaa lagu dilay 60 ka tirsan xarakada, duqeynta waxaa ay ka dhacday Xarardheere, Mudug, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal ay xalay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntland Maamulka Puntland ayaa sheegay in xadka ay ka baxeen tirada ajaaniibta ah ee ku qulquleysa deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxay kulan ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Sida ay Goobjoog News heshay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaaf Iyo Waxgaradka Gaalkacyo Oo Arrimo Muhiim Ah Ka Shiray Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa kulamo xalay uu la qaatay waxgaradka magaaladaasi kala hadlay arrimo dhowr ah. Kulamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ammaanka B/weyne Oo La Adkeeyey Ciidamada Booliiska ee magaalada B/weyne ayaa adkeeyey amniga guud ee magaaladaasi. Wararka ayaa waxaysheegayaan in ciidamadan ay xalay illaa iyo saakay ay magaaladan ka sameeyeen howlgallo ballaaran oo aammaanka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saakay Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xiray saakay qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo loo diidayo iney isticmaalaan gaadiidka dadweynaha. Wadada Makka Al-mukarrama iyo sidoo kale jidadka gala wadadaasi…