Farmaajo Oo Xukuumadda Amray Ansixinta Sharciga Doorashooyinka Iyo Axsaabta Oo Ku Eedeeysay Inuu Yahay Sharci Lala Baxsanayo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta ka qeyb-galay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada ayaa xukuumadda Soomaaliya u soo-jeediyey inay hindise sharciyeedka doorashooyinka ansixiyaan todobaadka soo socda uuna u… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Howlgallo Ay Ciidanka DFS Ka Wadaan Sh/dhexe Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo ballaaran waxa ay ka wadaan deegaanno ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan goobaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Wararkii ugu dambeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Oo Muqdisho Ku Toogtay Nin Xirnaa Dareeska Ciidamada Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay xaafadda Black Sea ee magaalada Muqdisho ku toogteen nin xirnaa dareeska ciidanka islamarkaana hubeysnaa. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ninkan ay ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xasan Sheekh “In Dacaayado La Iska Faafiyo, Waxba Ku Noqonmayno” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray boqortooyada Britain, ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada London ee carriga dalkaasi Ingariiska. Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool London ayuu kala kulmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Siyaasi Villa Somalia Ku Eedeeyay Inay Iska Hor Keeneyso Maamullada Wali waxaa taagan khilaafka siyaasadeed ee dowlad goboleedyada iyo madaxtooyada Soomaaliya. Siyaasi Ciise Maxamuud Faarax oo xilal kale duwan ka soo qabtay Puntland oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa eedda…