Garoowe: Kulamo U Socda Madaxda Dowladaha P/land, G/mudug K/galbeed Iyo J/Land Sheeko:Amniga Madaxweynayaasha dowladaha kala ah Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa caawa ku sugan magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqalka Sare Oo Amar Dul Dhigay Villa Somalia (Cod+Akhriso) War qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga joogtadda ah ee Aqalka Sarre ayaa lagu faray Villa Soomaaliya inay jawaab kasoo bixiso qodobo, kuwaasi oo xudun u ah in xal laga…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Fact Check: Madaxweyne Farmaajo Waa Mas’uul Kala Hadlo Madaxweynaha J.F Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in aaney jirin dalal qani ah oo Soomaaliya u hagar baxay, isaga oo ka hadlayey shirkii golaha wasiirrada waxaa uu yiri…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Riddey Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo eedeeyay in ay rasaas ay rideen ay ku dhinteen dad rayid ah oo saarnaa gaari Hoomey…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Garoowe: Ciidamadii Madaxtooyada Oo Gadooday Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa waxay sheegayaan in gadood ay sameeyeen ciidamada Ilaalada madaxtooyada magaaladaasi, iyaga oo xiray waddooyin muhiim ah. Ciidamadan ayaa ka cabanaya mushaar aanay qaadan 7-dii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga: Jamal Khashoggi Waxaa Uu Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Qunsuliyadda Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ayaa sheegay in baaritaannada hordhaca ah ay muujinayaan inuu Jamal Khashoggi ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyadda dhex-dhexdeeda. “Dooddii dhex martay muwaadinka Jamal Khashoggi iyo kooxdii joogtay qunsuliyadda, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Markab Marayey Xeebaha Soomaaliya Oo Ka Badbaaday Isku Day Qafaal Koox la sheegay iney ahaayeen Burcad Badeed Soomaali ah ayaa ku guul darreystay iney qafaashaan markab laga leeyahay Hong Kong, kaasi oo marayey meel ku dhow biyaha Soomaaliya. Rag dhallinyaro…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Kenya Oo Lagu Haysto Dad Ay Ku Laayeen Gedo Suldaan Maxamed Suldaan Xaaji Cabdi oo kamid ah ehelka qoyskaasi dhibtu soo gaartay ahna adeerka labada wiil ee dhintay ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in tacadigaasi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Somaliland Oo Ku Dedaaleysa Iney Hesho Aqoonsi Daleed Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo kamid ah gollaha wakiillada Somaliland ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan wada hadalka dowladda federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Fallanqeyn Ku Saabsan Shirkii Wasiirrada Ee Xamar Ka Qabsoomay Madaxda dowladda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa hadallo kale duwan ka jeedisay shirweyne ka dhacay magaaladani. Shirka oo lagaga hadlayay qorsheyaasha xukuumadda federaalka ayaa lagu soo hadal qaadin…