Golaha Shacabka Oo Ka Doodi Doona Hindise Sharciyeedka Maamulka Iyo Maaliyadda Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo sabti ah yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan looga hadli doonaa Hindise sharciyeedka maamulka iyo maaliyadda. Ajendaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Iyo Maamul Goboleedyada Oo Loogu Baaqay Xallinta Khilafkooda Imaam Cabdullaahi Khaliif Rooble oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay khilaafka dowladda Soomaaliya iyo maamullada. Wuxuu soo jeediyay in Labada dhinac ay miiska wada hadalka isugu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Heshay War-murtiyeedka Shirka(Contact Group) OIC Ee Ka Dhacaya Muqdisho, Akhriso Kooxda xiriirka Soomaaliya( contact group on Somalia) ee ka tirsan ururka Islaamiga OIC ayaa maanta shir lagu sheegay kulan heer wasiirro ah ku qaban doona magaalada Muqdisho, kulanka oo xoogga lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyin Muhiim Ah Oo Maanta Xiran Waxaa saakay xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha intaba. Waxaa waddooyinka lagu arkayaa ciidamo Booliis ah oo gaadiidka ku wargelinaya inaanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxda Xiriirka Soomaaliya(contact group on Somalia) Ee Ururka OIC Oo Ku Kulmaya Muqdisho Kooxda xiriirka Soomaaliya( contact group on Somalia) ee ka tirsan ururka Islaamiga OIC ayaa maanta shir lagu sheegay kulan heer wasiirro ah ku qaban doona magaalada Muqdisho. Kulanka oo xoogga lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Wasiir Diini “Masuuliyad Darrada Villa Somalia Ayaa Keentay Go’aamada Garoowe” Dowlad goboleedyada ayaa 25-kii bishaan October 2018 magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ka soo saaray warmurtiyadeed ku laran qodobo xasaasi ah oo su’aalo kale duwan dibadda u soo saaraya. Shirka…