Aqalka Sare Oo Welwel Ka Muujiyey Faro-gelin Lagu Sammeeyo Doorashada Dowlad Goboleedyada Sheeko:Dalka Guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka JFS oo maanta yeeshay kulanka 4aad, kalfadhiga 4aad ayaa baaq ka soo saarey doorashooyinka dowlad goboleedyada gaar ahaan tan ka… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar: NISA Been Abuur Ayey Sameysay Wasiirkii amniga ee xukuumadda federaalka ah Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamuud oo maanta ka hadlayey qoraal oo barta Twitter-ka ay soo dhigtay hayadda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ayuu ku tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Tababaro La Siinayo Shaqaalaha Wasaaradaha Hirshabelle C/raxmaan C/laahi Macallin oo ah wasiirka qorsheynta ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney adaan qorshe ay ugu talogaleen in lagu tababaro shaqaalaha wasaaradaha ee maamulkaasi. Waxa uu sheegay in hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabashada Araajida Musharraxiinta Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Bilaabayo Maanta oo Axad ah ayaa waxaa si rasmi ah uga bilaabaneysa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay qabashada araajida musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa la filayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Caan Ah Oo Ku Geeriyoodey Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey wariye C/risaaq Aadan Qoslaaye oo ka mid ahaa wariyeyaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu magaca dheer. Qoslaaye ayaa la sheegay in…