U bood dhigaalka

Golaha Iskaashiga Oo Cambaareeyey Farogelinta DFS Ee Doorashada Baydhabo

Nofeembar 6, 2018

Qoraal kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyey farogelinta dowladda federaalka ee ku aadan doorashada K/galbeed.

Golaha ayaa ka digey in farogelintaasi ay horseed u noqoto dagaallo sokeeye oo ka dhacay K/galbeed iyo sidoo kale in la isku diro shacabka wada deggan gobolladaasi.

Sidoo kale, golahan ayaa soo dhoweeyey go’aankii ay qaateen guddiga doorashada K/galbeed xubno ka mid ah oo ah iney is casileen.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News