Ilhan Cumar Oo Taariikhda Gashay, Congress-ka Ayey Ku Biirtay Sheeko:Dalka Ilhan Cumar, oo Soomaaliya Amerikaan ah ayaa ku guuleysatay Congress-ka Mareykanka, waxaa laga doortay Minnesota, iyada oo noqotay mid ka mid ah labo gabdhood oo Muslim ah oo markii ugu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AKHRISO: Waxa Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku leh kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha kulanka oo aan helnay ayaa ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Duulista iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Difaaca Turkiga Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro wasiirka difaaca dowladda Turkiga iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Waxaa wafdigan ka mid ah taliyaha ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Magaalada Baydhabo? Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka jira jahwareer siyaasadeed, iyadoo xalay illaa saq dhexe magaaladaasi ka soconayeen kulamo gaar gaar ah. Xubnihii ka haray guddiga doorashada ayaa waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Malaaq Shiine “Dowladda Lacago Shan Kun Ah Ayay Xildhibaannada KG Ugu Qeybisay Muqdisho” Malaaq Cali Shiine ayaa Villa Somalia ku eedeeyay in faragalin ay ku heeyso Koonfur Galbeed isagoo sheegay in lacago loogu qeybiyay xildhibaanno ka tirsan maamulkaasi magaaladani Muqdisho. “Waxaa iscasilay guddoomiyihii…