Dhageyso: Haweenka Puntland Oo Ka Hadlay Qoondadooda Baarlamaanka 2019 Sheeko:Dalka Guddoomiyaha ururka haweenka Puntland Maama Khadra Warsame Jaamac ayaa telfoonka kula hadalnay oo aan weydiiyay dadaallo muddooyinkii dambe ay ka haween ahaan wadeen, oo ku aaddan helista kuraasta matalaadda. Haweenka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ahmiyadda Sharciyo Ganacsiga Oo Ay Wasiirrada Hirshabeelle Ansixiyeen Gollaha wasiirada Hirshabeelle ayaa meelmariyay shalay kulankoodii magaalada Jowhar ay ku yeesheen sharciyo kamid ah ganacsiga sida shatiyada oo kale kuwaasoo ay soo diyaarisay wasaaradda ganacsiga ee dowlad goboleedkaasi. Intii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Waa Sidee Xaaladda Balanbal Kaddib Dagaalkii Guddoomiyaha degmada Balanbal Xuseen Liibaan ayaa sheegay in xaaladda magaalada ay tahay mid wanaagsan. Waxaa uu sheegay in tirada dhimashada dagaal beeleedka ay marayso afar qof halka lix kalena ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Codsaday In La Sugo Qoondada Haweenka Ee Baarlamaanka Cusub Madaxwaynaha Puntland ayaa Odayaasha soo Xulaya Xildhibaanada ka codsaday in qoonadada haweenka inay siiyaan Xildhibaannada soo socda. Dhanka kale wasiirka haweenka ayaa iyan ka hadashay qoondada haweenka ee aqalka wakiillada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Laga Mamnuucay Caweyska Iyo Xafladaha Fiidkii Kadib Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa shaaca ka qaaday awaamiir ay ka soo saartay Somaliland caweyska, fanka iyo xafladaha. Wasiirka oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay “waxaan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Beyle Ka Dalbaday Inuu Faah-faahiyo Ujeedka $22 Milyan Wasiirka maaliyadda ee JFS Cabdiraxmaan Beyle ayaa maanta golaha shacabka ka dalbaday inay ansixiyaan $22 Milyan oo degdeg ah oo mushaarka ciidanka. Cabdiraxmaan Beyle oo arrintaas ka hadlayey wuxuu yiri“Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Meydka Gabar Dhallinyaro Ah Oo Laga Helay Baraawe, Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa helay Meydka gabar da’deeda lagu sheegay 28-sano jir, taasi oo laga helay mid ka mid ah xaafadaha magaaladaasi. Saraakiisha caafimaadka isbitaalka Baraawe ayaa xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Nugaal: Kheyre Hasoo Fuliyo Ballantii Uu Shacabka Ka Qaadey (Dhageyso) C/salaan Xirsi oo ah guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada garoowe wuxuu sheegay in ra’iisul wasaare Kheyre uusan weli fulin ballanqaadyo uu u sameeyey shacabka gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Ammar La Siiyey Wasiirada Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ee maamulka K/galbeed. Kulankaan waxaa shir guddoominayey sii hayaha xilka madaxweynaha ee maamulkaasi ahna guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xulka Qaranka Soomaaliya Ayaa Si Wanaagsan Iskugu Diyaariyay Ciyaaraha Olomikada Adduunka Waxa ay si wanaagsan iskugu diyaariyeen ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika ee 23-jirada ah, waxaana laga kala soo xulay dhamaan kooxaha kubbadda cagta heerarkooda kala gedisan ee…