Akhriso: Iran iyo Kor u Kac Ku Yimid Badeecooyin Ay Ka iibiso Soomaaliya Iyo Dalal Kale Sheeko:Dalka Agaasimaha rugta ganacsiga iran ee Trade Promotion Organization (TPO) ee arrimaha Afrika iyo Carabta ayaa sheegay in waxyaabaha ay Iran u soo dhoofisay qaaradda Afrika ee March 21 to September… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka MUUQAAL: Xildhibaan Sheegay In Amni Darrida Muqdisho Qeyb Ka Tahay Ciidankii NISA Ee La Kala Direy Xildhibaan Xasan Cabdi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay amni darrada ka jirta magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in dowladda aanay marnaba lahayn qorshe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka Bilaabeysa Muqdisho-Nairobi Diyaaradda Kenyan Airways ayaa duulimaadkeeda ku fidin doonta Geeska Afrika,waxayna howlgal duulimaad ah ka bilaabi doontaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho 15-ka bishan November 2018. Duulimaadyadu ayaa waxay u shaqeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabasho Ka Dhan Ah Villa Soomaaliya Oo Loo Gudbiyey Beesha Caalamka Musharrixiinta la magac baxay isbedal doonka Koonfur Galbeed oo xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay in ay faragalin ku heeyso doorashada maamulkaasi. Musharrax Xasan Xaaji Ibraahim, oo kamid ah musharrixiintaas ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Cali Seeko “Askari Kaligiis Ammaan Ma Sugi Karo” Siyaasi Cali Maxamuud Faarax(Cali Seeko) ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in kulankii madaxweyne Maxamed Farmaajo uu taliyeyaasha isugu yeeray ay wax badan laga filan karo. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Cabdi Barre “MW Farmaajo Ma Ahayn Inuu U Yeero Taliyeyaal Ciidan, Sababtoo Ah…” Siyaasi Cabdi Barre Jabriil oo horay u soo noqday xildhibaan baarlamaankii sagaalaad ayaa nala fallanqeeyay kulankii degdegga ahaa ee maadxweynaha Soomaaliya maantadan uu ugu yeeray taliyeyaasha ciidamada kale duwan ee…