Jawaari Oo 6 Bil Kadib Soo Xaadiray Kulanka Golaha Shacabka Sheeko:Dalka Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta ka soo qeyb-galay kulanka golaha shacabka. Xildhibaan Cabdi Shire cayaarjecel oo kulanka ka hadlay ayaa soo dhoweeyey isaga oo… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo La Kulmay Ciyaartooyda Loo Soo Xulay Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa kulan la qaatay ciyaartooyda loo soo xulay in ay matalaan Gobolka Banaadir tartanka kubbadda cagta maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2018 oo aan wali la shaacin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Waxuu Caqabad Ku Yahay Horumarka, Ergeyga QM Nicholas Haysom oo haatan ku jira socdaalka wada hadallo lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa sheegay in khilaafka labada dhinac uu caqabad ku yahay horumarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kamaal Guutaale “ Madaxweyne Farmaajo Mar Walbo Waa Nin Isburinaya” Guddoomiyaha xisbiga Wadajir, Kamaal Guutaale ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo uu yahay shaqsi kala hadlay, sidoo kalena uu sameeyey balan ka baxyo. Waxa uu tilmaamay in madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Howlgallo Ka Dhan Ah Isbaarooyinka Oo Ka Bilaabanaya Sh/hoose Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay deegaanno ka mid ah gobolkaasi ka bilaabi doonaan howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Isbaarooyinka. C/fitaax Cumar oo ah guddoomiye ku dhaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland Iyo Puntland Oo Loogu Baaqay Nabadeynta Beelihii Ku Dagaallamay Sool Waxgaradka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ugu baaqay Puntland iyo Somaliland iney kaalin ka qaataan sidii lagu dhammeyn lahaa colaadda gobolka Sool. Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shuruudaha Qofka u Tartamaya Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa maanta soo bandhigay shuruudaha laga rabo qofka u tartamaya madaxweynenimada koonfur galbeed. Shuuradaha Waxaa Ka Mid Ahaa: 1- Inuu yahay muwaadin Soomaali…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Farmaajo Kadib, Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda Weli waa Tiradii uu Ka Tagay Xasan Sheekh! Miisaaniyadda cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya u ansixisay sanadka 2019-ka waa US$ 340,060149, ilaa 94 milyan oo dolar ayaa ku siyaaday miisaaniyadda wixii ka dambeeyey doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Loo Magacaabay Maamulaha Machadka Nabadda ee EIP Ergeygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Michael Keating ayaa loo magacaabay maamulka machad Yurub ah oo ka shaqeeya arrimaha nabadda. Michael Keating oo shaqada la wareegi-doona 5ta November 2018,…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Labo Burcad ah oo Lagu Xukumay 8 sano oo Xabsi Ciidan ah Aweys Cali Macalim iyo Ayaanle Axmed Nuur ayaa si wada jir ah loogu soo qabtay iyagoo dhac u geysanayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa degmada Cabdi-caziiz ee gobalka Banaadir. Labada…