Hiiraan: Xil Ka Qaadis La Sameeyey Sheeko:Dalka Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa sameysay xil ka qaadis iyo sidoo kale xil magacaabis. Wareegto kasoo baxday wasaaraddan ayaa waxaa xilkii looga qaaday Xuseen Cismaan Cali oo ahaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo maanta kulan yeeshay ayaa warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed (JUS). Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka X/Joogtada Ah Ee Wasaaradda Batroolka: Soomaaliya Uma Diyaarsana Bixinta Laysan-ka Shidaal Qodista Soomaaliya, ma lahan awood iyo shuruucdii ay shirkadaha caalamiga ahi shidaal uga qodan lahaayeen dhulkeeda, heshiis baratan ama laysan bixin ah oo Febraayo sanadka dambe la galaa, waxaa uu keenni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Waxa Looga Hadlay Shirka Midowga Afrika Shir Madaxeedkii ururka midowga Afrika ayaa shalay galab lagu soo gabagabeeyey xarunta dalka Itoobiya ee Adis-ababa. Mahdi Maxamed Guuleed, ra’siul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka, wasiirka arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Xisbiga UPD Oo Booqanaya Kismaayo Guddoomiyaha xisbiga midowga nabadda iyo horumarka(UPD) Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiintii soo dhoweeyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 22 Bil Kadib, Farmaajo Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Tagaya Dalkii Ugu Horeeyey Oo Reer Galbeedka Ah! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay 22 bil kadib maamulkiisa waxaa uu booqanayaa dal reer galbeed ah isaga oo u ambabaxay dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad rasmi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Radio Muqdisho: Waxaa Duqeyn Lagu Burburiyey Raadiyaha Al-shabaab Ee Andolus Warbaahinta dowladda federaalka ah gaar ahaan Radio Muqdisho ayaa daabacay in magaalada Jilib ee Gobalka Jubbada dhexe lagu burburiyey raadiyaha Al-shabaab ee Andolus, ka dib duqayn xoog leh oo xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Qarax Miino Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya deegaanka Km-13 ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino uu ka dhacay. Gaari nooca loo yaqaan SURF ayaa la sheegay in Miinadan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe: Booliiska Puntland Oo Soo Saaray Ammarro Ka Dhan Ah Mooto Bajaajta (Dhageyso) Taliska ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay in wixii ka dambeeya 11-ka habeennimo aanay shaqeyn karin Mootooyinka Bajaajta. Taliyaha Booliiska Puntland Jeneraal Muxudiin Axmed ayaa sheegay in guud ahaan deegaannada Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group: Waxaan Cadaalad u Raadineynaa Weriye Jamaal Khashoggi, Sawirro Dilkii loo geystay saxafiga Washington Post ee Jamaal Khashoggi oo hadda loo heysto inuuba amray dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, ma aheyn oo keliya mid waxashnimmo ah balse waxaa ay…