Daawo: Saameynta Barahada Bulshada Ee Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta dalka ee mararka qaar hadallada adag isku weydaarsada baraha Bulshada. Waxa ay sheegeen qaarkood iney aad u niyad jabaan markii ay arkaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ciidamadii ONLF Ka Joogey Asmara Oo Maanta Ka Degay Jigjiga Ciidamo ka tirsan Jabhadda ONLF islamarkaana ku sugnaa magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa maanta diyaarad waxa ay ka dejisay magaalada Jigjiga ee xarunta Somali State. Ciidamadan oo aan wax…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Safarkeena Soomaaliya Waxaan Ka Baranay Wax Badan Oo Guul Inoo Horseeday” Koox ka socotay qurbaha kana timid dalalka Egland,Sweden,Canada,America iyo Kenya Safar kala duwan sanadihii lasoo dhaafay ku qaadatay wadamo badan oo caalamka ayaa intii u dhaxaysay 17 ilaa 30-Otober caasimada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ifiyey Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u howlgeliyey nalalkii ku shaqeynayey cadceedda ee muddooyinkaan dambe densanaa. Mugdi badan ayaa markii hore laga dareemayey waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, sababtuna waxay ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaal Degayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Oo Sheegay In Xilligaan Aan Itoobiya Lagula Midoobi Karin Siyaasadda Guddoomiyaha xisbiga midowga nabadda iyo horumarka(UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo ku sugan magaalada Kismaayo, waxa uu sheegay in xilligan aanay suurtagal ahayn in Soomaaliya iyo Itoobiya ku midoobaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Xildhibaan Nacnac “Somaliland Marnaba Lama Midoobeyso Somalia” Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo kamid ah gollaha wakiillada baarlamaanka Somaliland ayaa hadalkaasi xamaasadda leh ee maanta Biixi uu jeediyay ku taageeray. Wuxuu sheegayaa in dowladda federaalka ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari Oo Ka Degay Baydhabo (SAWIRRO) Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka federaalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Xildhibaan Maxamed Jawaari oo deegaan doorashadiisu tahay Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay Dowladda Federaalka Madaxweynaha Somaliland ayaa magaalada Burco uga soo hanjabay dowladda federaalka, isagoo ka hadlayay xaaladda geeska Afrika. Muuse Biixi Cabdi oo dhawaan safar ugu baxay goballada dhaca Bariga Somaliland ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Guddiga Doorashada Baydhaba Oo La Dhaliilay Magaalada Baydhabo waxaa si xowli ah uga soconaya diyaargaroowga doorashada madaxtinimada Koonfur Galbeed. Doorashada oo lagu waday in ay dhacdo 17-kii bishaan ayaa dib u dhac uu ku yimid waxaana…