Muuqaal: Isbedalka Geeska Afrika Iyo Saameynta Uu Ku Yeelan Karo Somaliland Sheeko:Dalka Falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa ka hadlay isbedalka xilligan ka socda geeska Afrika iyo saameynta uu ku yeelan karo Somaliland. Qaarkood waxa ay sheegeen in saameyn uu ku yeelan karo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ganacsade Soomaaliyeed Oo Lagu Diley K/Africa Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa magaalada Cape Town ee dalka K/afrika waxa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo halkaasi ganacsi ku lahaa. Sida ay sheegeen dad ku dhowaa halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Mudug Shil geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay gobolka Mudug, kadib markii uu rogmaday gaari nooca dagaalka ah oo ay ciidamo la socdeen. Gaarigan ayaa ka…
5 daqiiqo Sheeko:War Ujeeddo: Falanqeyn Warbixinta Guddiga Maaliyadda Barlamaanka Federaalka ee ku saabsan Dhaqangelinta Miisaaniyadda 2018 Waxaa farxad ah in markii ugu horreysay warbixin qiimo leh (i tus iyo i taabsii) ee ku saabsan Maamulka Miisaaniyadda 2018 ka soo baxdo Barlamaanka Federaalka oo waayahaan dambe noqday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow, Heerka uu Gaaray Xiriirka Ganacsi Ee Soomaaliya iyo Pakistaan Dalka Pakistan waxaa uu ka mid yahay dalalka uu kobcayo xiriirkooda ganacsi ee kala dhaxeeya Soomaaliya, ganacsigaas oo gaar ahaan sii xoogeystay 3badii sano ee la soo dhaafay. Fahimur Rehman,…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Jubaland Oo Si Wanaagsan Iskugu Diyaarisay Ka Qeybgalka Ciyaaraha Maamul-Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Waa guulaystayaasha tartanka kubbadda cagta Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2017 ee Jubaland bilihii lasoo dhaafay waxa ay tababaro kala duwan ku samaynayeen garoonka kubbadda cagta waamo ee magaalada Kismaayo waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Bin Salmaan Oo Codsaday La Kulanka Madaxweyne Erdogan Diblomaasi sare oo Turki ah ayaa sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan uu codsaday la kulanka madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan inta uu socda shirka G 20 ee Buenos…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Iyo Erdoğan Oo Ka Wada Hadlay Maal-geshiga Turkiga Ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka wada hadlay sare u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Turkiga Ku Hakaday Kadib Lugtiisii Talyaaniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku sugan dalka Turkiga, iyada oo ujeedku yahay sida la sheegay inuu la kulmo dhiggiisa Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan. Turkiga waa dalka keliya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Noqonaya Dalka Ugu Awoodda Badan Dunida 2050 Dadka Mareykanka waxaa ay shiinaha u arkaan inuu yahay dal khatar ku ah jiritaanka dowladda Mareykanka, waxaa arrintaas hor socda Trump. Dhaqaale ahaan: Dhaqaalaha Shiinuhu waa dhaqaalaha labaad ee adduunka…