Farmaajo: Aqalka Sare waxaan ugu baaqayaa inay dedejiyaan hindise-sharciyeedka dhismaha Hey’adda Naafada Qaranka Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoogga saareyso u adeegidda dadka naafada ah.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka. Guddigan ayaa sidoo kale ansixin doona xildhibaannada, iyagoona xalinaya wixii tabasho ah ee arrimaha doorashooyinka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda: Guddiga La Dagaalanka Musuqa Lama Dhisi Karo Iyadoo… Wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aan la dhisi karin guddiga la dagaalanka Musuq Maasuqa iyadoo aan la meelmarin sharciga la dagaalanka Musuqa. Hadalkaan waxaa sheegay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ee Doorashada Wakiillada Puntland Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee magacaabista golaha wakiillada Puntland. Haddaba Halkan Ka Akhriso, Magacyada Guddiga:
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Shirkadaha Shidaal Baarista ee Xiisaynaya Badda Soomaaliya Astaamo badan ayaa muujinaya in shidaal badda Soomaaliya(Indian Ocean) inuu ku jiro. Astaamahaas waxaa ka mid ah badda sal keeda inuu ka soo siimoobo (seepage), uuna ka soo burqado asagoo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqaadir Dacar“Soo Celinta kooxda Dowlada Hoose Ee Muqdisho Waxa Ay Qaadtay Mudo Afar Sano” Maamulka gobolka Banaadir ayaa 25-November dib usoo celiyay kooxdii dolwadda Hoose xamar ama Muqdisho City Club oo mudo fag ka maqneyd saaxada ciyaaraha waxaana magacan qaatay naadiga Banaadir SC oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Nus Qarni Kadib Ka Baxeysa Ururka OPEC Dalka Qatar ayaa maanta oo isniin ah sheegay iney isaga baxayaan ururka dalalka shidaalka soo saara ee OPEC, maalmo kadib kulan dhex maray shirkadda iyo xulafadeeda. Isaga oo shir jaraa’id…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Ka Tirsanaa Nabad Sugidda Degmada B/xaawo Oo La Diley Wararka laga helayo degmada B/xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in gudaha degmadaas dabley hubaysan ay toogasho ku dileen mid ka mid Saraakiisha ciidamada Nabad sugidda ee ka howlgala degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaabka Jigjiga Loogu Soo Dhoweeyey Hoggaanka ONLF Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha ONLF ayaa axaddii soo gaaray magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka Itoobiya. Wafdiga waxaa ka mid ahaa: Guddoomiyaha ONLF Admiral Maxamed Cusmaan, xogheyaha guud ee ururka…