Akhriso: Magacyada Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ee Doorashada Wakiillada Puntland
Sheeko:Dalka
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2017/05/Gaas-1-1.jpg)
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee magacaabista golaha wakiillada Puntland.
Haddaba Halkan Ka Akhriso, Magacyada Guddiga: