U bood dhigaalka

Omar Yusuf Abdulle

Omar Yusuf Abdulle waa cilmi-baare madax banaan iyo macallin wax ka dhiga Jaamacadaha dalka. Wuxuu wax ka qoraa kana faaloodaa taariikhda dowlad dhiska Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika.