U bood dhigaalka

Khilaafka Dhanka Maamul Isdiidan ah oo Ka Tagaan Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari

Sheeko:Dalka

Magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ee Puntland waxaa ka taagan khilaaf dhanka maamulka ah, kadib markii magaalada ay ka dhacday doorashada la maamul oo iska soo horjeeda, kuwaas oo mid kamid ah ay dowladdu gadaal ka riixeyso.

Labada garab ayaa ah ku mucaarad isku ah, waxaana ay kala yihiin guddoomiyaha Ururka Sincad oo dowladdo wadato iyo guddoomiyaha laga doortay dhanka Ururka Mideeye oo Mucaarad ah, oo laba maalin ka hor kala doortay.

Magaalada waxaa wali ka taagan ciddii maamili laheyd, waxaana jirta in maalin ka hor doorashada wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxa uu soo saaray digiin uu ku shegay ineysan dhici karin doorasho iyadoo aan aan loo hoggansamin.

Wasiir Juxa ayaa sheegay doorashada kadib kasoo qaaday labadooda iney waxba kama jiraan ay yihiin, waxaana uu tilmaamay in arrintaan ay ka fariisan doonaan ayna go’aan kasoo saari doonaan, waxaana muuqata khilaafku inuu aad u xoogan yahay.

Si kastaba ha ahaatee Ilaa iyo hadda ma muuqato waanwaan arrintaan lagu xalinayo, waxaana laga cabsi qabaa in ay isku badasho gacan ka hadal, maadaama labada maamul ay yihiin ku ay kala wataan dowladda iyo mucaaradka oo Ururka Mideeya.

Goobjoog News

Mawduucyada:Puntland